(Daawo Sawirro) Saldhigii degaanka Buusaar ee ay ka baxeen ciidamada Kenya

Ciidamada Kenya ayaa 20-kii bishan isaga baxay gabi ahaanba degaanka Buusaar oo ah meeshii ugu dambeysay ee ay kaga sugnaayeen gobolka Gedo halkaasoo ay ka dib ay wareegeen xoogaga Al-Shabaab oo barahooda internetka ku faafiyey sawiro laga soo qaaday xeradaas. Sawirrada ayaa muujinaya ciidamada Kenya oo difaacyo waaweyn ka dhistay saldhig ka baxsan degaanka  waxayna … Continue reading (Daawo Sawirro) Saldhigii degaanka Buusaar ee ay ka baxeen ciidamada Kenya